Faahfaahino ka soo baxaya Khasaare ka dhashay qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

Ugu yaraan Saddex askari oo ka tirsan ciidamada milateriga dowlada ayaa ku dhintay qarax miino oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxan oo loo adeegaday miino lagu aasay wadada dhinaceeda ayaa lala eegtay gaari ay la socdeen ciidamada dowlada oo marayey degaanka Weydow oo ka tirsan degaanada ku teedsan wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye. Goob … Continue reading Faahfaahino ka soo baxaya Khasaare ka dhashay qarax ka dhacay duleedka Muqdisho